Quantcast
Channel: Latest Update – Mustaqbal Radio
Browsing all 1776 articles
Browse latest View live

Deg Deg:- Mugabe oo laga Ceyriyey Hogaanka Xisbiga Talada Haya ee Zimbabwe.

Robert Mugabe ayaa hogaamiye u ahaa Xisbiga Zanu-PF, waxayna ka Ceyriyeen Gudoominta Xisbiga, iyagoona Guddoomiye ka dhigtay madaxweyne kuxigeenka hore ee Zimbabwe, Emerson Mengagawa. Arrintaan ayaa...

View Article



Kooxo hubeysan oo Ciidamo katirsan Dowladda ku weeraray Degmada Warta Nabadda.

Wararka ka imanaya Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Xamar Jadiid ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo saarnaa Gaari ay rasaas ku fureen Ciidamo katirsan Dowladda oo ku sugnaa...

View Article

Sawirro:- Madaxweyne Farmaajo oo Imaaraatka ugu Bilawday Safar.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo maanta ka amba baxay Magaalada Muqdisho ayaa Gaaray Magaalada Abu Dhabi, waxaana soo dhaweeyey Xubno katirsan Dowladda isugu tagga...

View Article

Xisbiga Wadani oo Xalay isaga baxay Tirinta Codadka ugu Dambeeya ee...

Xisbiga Wadani oo kasoo horjeystay Codadkii ay ka heleen Deegaanada 26-ka June, Gacan libaax iyo Ibraahim Kood-buur, waxaynau wararku sheegayaan in ay isaga baxeen Goobta lagu tirinayo Codadkii kasoo...

View Article

Aqoon yahan Daqarre: “Imaaraatka Dano kale ayey Soomaaliya ka leeyihiin”.

Imaaraatka Carabta ayaa Siyaasadda Soomaaliya la dhex muuqday tan iyo sanadkii 2011-kii, kolkaas oo Soomaaliya Soo galeen Wadamo wadamo uu kamid ahaa, si ay ugu gurmadaan dadkii abaarta ay saameysay...

View Article


Barcelona: Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay In Ay Rafcaan Ka Qaadanayso Kaararkii...

W/D: ( @AbdulahiHusein_  ) Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay rafcaanka qaadanayso labadii kaar ee digniinta ahaa ee kulankii Leganes la siiyay Luis Suarez iyo Gerard Pique....

View Article

Paul Pogba: Oo Aaminsan in kooxdiisa United-ka Ay ku guuleysan karto...

W/Q: Maxamed Axmed Lio) Manchester United ayaa seddex dhibcood oo muhim ah qaadatay kulankii habeenkii Sabtida iyagoo 4-1 ku garaacday kooxda Newcastle oo marti ku aheyd Old Trafford. Weli farqiga u...

View Article

Daniel Sturridge: Oo Kufikiraya inuu isaga tako Liverpool si uu u badbaadiyo...

W/D: ( @AbdulahiHusein_  ) Weraryahanka Liverpool ee Daniel Sturridge ayaa diyaar u ah inuu isaga tago Liverpool bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga si uu badbaadiyo riyadiisa Koobka...

View Article


Daily Star: Oo Shaaca Kaqaaday Talaabada Ay Man United Ka Qaadatay...

W/Q: Maxamed Axmed Lio) Wargayska Daily Star ayaa shaaca ka qaaday in ay kooxda Man United ku dhawdahay in ay heshiis cusub ka saxiixato tababareheeda Specail One si ay kooxda ugu sii hayso muddo...

View Article


Paulinho: Oo Dhaliyay Goolal La Mid Ah Wadarta Goolasha Ay Dhaliyeen...

W/D: ( @AbdulahiHusein_  ) Real Madrid ayaa ku guuldareysatay inay seddexda dhibcood ku qaadato markii ugu horeysay ee ay booqdaan garoonka Wanda Metropolitano, waxana ay 10 dhibcood ka danbeeyaan...

View Article

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay talitye kuxigeenka Ciidamada qalabka sida ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa wadahadallo la yeeshay Dhaxal Sugaha...

View Article

Musharax Cirro oo qaadacay Doorashada Somaliland, Wuxuuna ka digay amniga...

Musharax madaxtinimo ee Xisbiga Wadani, C/raxmaan C/llaahi Cirro ayaa jeediyay hadalkiisii ugu danbeeyay ka hor ku dhawaaqista Natiijada doorashadii Madaxtinimo ee dhacday 13-Kii Bishan. Hadal...

View Article

Muuse Biixi “Waxaan Dareemayaa Culeys Fara badan”.

Madaxweynaha Maanta Lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay Doorashadii 13-kii bishaan ka dhacday Deegaanada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo La hadlay BBC-da ayaa sheegay in uu Dareemayo Culeys...

View Article


Deg Deg:- Madaxweyne Mugabe oo Is casilay.

Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe ayaa Goordhaw ku dhawaaqay in uu iska Casilay Xilka Madaxweynaha Dalkaasi, waxaana Socday Cadaadis lagu saarayo in uu Xilka Baneeyo. Mugabe ayaa Wajahay Cadaadisyo...

View Article

Dibad bax Rabshado Watay oo Ka Dhacay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.

Wararka ka imaanaya Magaalada Burcdo ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in dibad baxyo rabsho watay uu ka dhacay Galbeedka Magaaladaasi. Dibad baxyaasha ayaa ka careysnaa Guushii Gudoomiyaha...

View Article


Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxda Ahlu Sunna oo Nairobi ku...

Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Magaalada Nairobe waxa uu dhex maray Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo Madaxda maamulka Ahlu Sunna sida: Macallin Maxamuud Shiikh Xasan...

View Article

Gaari ku Qarxay Suuq ku Yaalla Ciraaq, iyo Khasaaraha oo Korortay.

Ugu yaraan 20 qof ayaa dhimatay, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan ​​40 oo ubadan dad shacab ahaa oo ku sugnaa Suuq ku yaala Waqooyiga Ciraaq. Goobjoogayaal iyo illo Dhanka caafimaadka ah ayaa...

View Article


Mareykanka oo Sheegay in Daraasiin Al-Shabaab ah ay Duqeymo ku Dileen...

Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Afrika ayaa sheegay in Duqeymo diyaaredd ay ku dileen in ka badan 100 dagaal yahan oo katirsan Al-Shabaab sida Militariga Mareykanka. Ciidamada Mareykanka ayaa...

View Article

Cirro “Muuse uma Tanaasulin, Kulmiyane uma Tanaasulin, Shacabka ayaan u...

Musharaxii Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in uu aqbalay Natiijada Doorashada Guddiga Somaliland ay ku sheegeen in uu ku guuleystay Hogaamiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi....

View Article

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Madaxweynaha cusub ee Somaliland kala...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka...

View Article
Browsing all 1776 articles
Browse latest View live